90 daqiiqo

Qaabka

Baaquli ku shub dhammaan maadooyinka baaquli. 

Baaquliga ku dabool cajiinka kadibna meel iska dhig si uu u faxo muddo hal saac ah.

Ku qoo gacmahaaga baaquli biyo ah kadibna jar cad kuufan oo burka aad qastay ah oo wareegsan kadibna saarr dhex bartanka bir daawada.

Kala fidi burka, adoo ku kala fidinaaya farahaaga.

Daboolka saar oo ha saarnaado dab heer dhexe ah muddo 3 daqiiqo ah.

Rog oo dabka ha saarnaado dabool la’aan hal daqiiqo oo kale.

Maadooyinka

Si uu u deeqo 4 qof

  • 300 g daqiiqda cad ee galeeyda (maaha buunshaha!)
  • 200 g oo burka caadiga ah
  • 3 qaado oo sonkorta cad ah
  • 1 qaado oo cusbo ah
  • 1 bokis oo fixiso qalalan ah
  • 450 ml oo biyo ah

Cadadka nafaqada ku jirta hakii cunto ama 100 g kasta

Tamarta / Kaloriyada

191 kcal

Kaarboohaydareedyada

38 g

Barootiinka

5 g

Baruurta

1 g

- oo ah dufanka xaydha ah

0.2 g

- dufanka dareeraha ah

0.3 g

- dufan isku dhafan

0.5 g

Fibarka cuntada

5 g

Maadooyinka alarjiga kiciya

Gluten

Haa

Lactose

Maya

Markii u danbaysay ee dib loo eegay: 02/06/23, La daabacay: 24/05/23