Spør oss

Sentralbord

Medlemsservice eller generelle henvendelser.

Hverdager 9 - 15
Hverdager 9 - 15

Diabeteslinjen

Har du spørsmål om diabetes? Få svar fra erfarne veiledere og helsepersonell, helt gratis.

Man-tor kl 10 - 14
Man-tor kl 10 - 14
Svartid 1 - 5 dager

Cuntadu ma ahan uun cunto: Soomaaliya

Hamdi oo socota Stovner oo ku taalla Oslo waxay iibisaa maraqa hilibka lo’da ee Soomaaliga oo lagu cunaayo roodhiga galeeyda laga sameeyay, bashiyo iyo saanbuus.

Talooyin caafimaad leh

Khabiirka caafimaadka nafaqada Insaf Zerouga ayaa siisa tilmaamaha soo socda Hamdi:

  • Waa fikir wanaagsan in cuntada lagu bilaabo khudaar ama miro. Markaas xoogaa dharag ayaad dareemaysaa, adiga oo aan cunin kalooris badan.
  • Hilibka cas oo lagu badelo kalluunka iyo digaaga waxa ay aad ugu wanaagsan tahay caafimaadka.
  • Iska ilaali cuntada aadka loo shiilo, taas badelkeed fuurnada ku kari.
  • Sidoo kale yaree cadadka saliida aad isticmaasho. Hal qaado cunto kasta ayaa caadiyan kugu filan. Adeegso saliida khudaarta laga sameeyo sida saytuunka ama saliida rapeseed.
  • Cuntada gebi ahaanba adigu diyaarso. Markaas waad yareyn kartaa cadadka saliida, cusbada iyo sonkorta aad cunayso.
  • Kudar burka harurka guud marka aad samaynayso roodhiga muufada. Wuxuu noqonayaa mid caafimaad badan oo dhamaystiran.